Magaalada Muqdisho Oo Lagu Furay Xabsi La MId Ah Xabsiga Guantanamo Bey Iyo Xog Dheeri Ay Ka Heshay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom

0
680

Wararla Soomaaliya (Warbixin)

Dowladda Gaalada ee Mareekanka ayaa si qarsoodi ah kaga furtay Xabsi Weyn oo la mid Xabsiga Guantanamo Bey qeyb ka mid Magaalada Muqdisho oo ay gacanta ku hayaan Ciidamada Amisom iyo Maleeshiyaadk TFG-da

Xog sir ah aynu ka helnay Jaraaidka Nation oo maanta soo daabacya Xog sir ah ayaa sheegay in ciidamda CIA-da Mareekanka aya ka fureen xabsi weyn oo la mid kii Guantonamo meel ku dhow Garoonka diyaaradah ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo ay xarun weyn ku leeyihiin Ciidamada Afrikaanta ee duulaanka ku jooga Magaalada Muqdisho

Xabsigaani ayaa la sheegay in uu ka kooban yahay 10 dhismo oo gidaaro adag ayna adagtahay in uu ka baxsadaan Maxaabiista, waxaana warbixintaani sirta ah iska xig xigtay Nation iyo AFP oo labaduba ah Warbahinta Reer Galbeedka

Warbaahinta warkaan baahisay meysan sheegin Sarkaal ay soo xiganayaan oo Mareekan ah markii laga reebo in Xabsiga ay gacanta ku haayaan Ciidama Amisom ee duulaanka ku jooga Magaalada Muqdisho iyo kuwa Maleeshiyaadka TFG-da korna ay ka Maamulayaan Saraakiil Gaalo oo Mareekan ah

Sidoo kale warbaahinta ayaa lagu sheegay in Sirdoonka Maleeshiyaadka TFG-da NSA ay iyana qeyb ka yihiin waxaa dhici karta in Warbaahinta Reer Galbeedka Ay is leeyihiin niyada u dhisa Taageerayaasha Gaalada Afrikaanta ah ee duulaanka ku jooga Magaalada Muqdisho لعنة الله عليهم balse Maxaa ka jira Warkaasi??!!Warsom iyo xogta ay ka heyso.

warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com

Soomaaliyeed ee Warsom

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-910111

(

info@warsom.com & webmaster@wmcaraab@hotmail.com
Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom ayaa Bilo ka hor ogeyd in gaalada AMISOM ay ka shaqa bilaabeen dhismaha Xabsigan weyn oo noqonaya xabsiga ugu weyn ee Mareykanku ku leeyahay qaaradda Afrika marka laga reebo xabsiyada Mareykanka ee Jabuuti iyo Mandheera oo Waqooyi galbeed Somaliya dhacda.

Xabsigan kuma yaal dhabarka dambe ee Garoonka Muqdisho sida Warbixinta The NATION lagu qoray ee wuxuu ku yaal gudaha Xerada Xalane, waxaa kale oo been ah in uu leeyahay Ganjeel iyo Gidaar.

Sida ay Warsom ogaatay Xabsigan waa mid weyn oo dhamaantiis shub ah wuxuuna dhulka hoostiisa qodanyahay 10 Mitir badda dacalka kuma hayo oo waxaa ka dambeeya guryo ay dhisteen saraakiisha gaalada Afrika.

Qolalka xabsiga waxay kor u dhaafayaan 15 qol Gidaarka xabsiga waa mid aas-aaskiisa hoose shuban yahay mana lahan wax bulukeeti ah, sida ay Warsom u sheegeen calooshood u shaqeystayaal wax ka dhisay Xabsiga waxaa maadada lagu dhisay xabsiga ku jirta Bir aan Soomaaliya laga isticmaalin oo ay dibadda ka keensadeen Mareykanka.

Shaqaalaha Soomaalida ee ka qeyb qaatay dhismaha way yaraayeen marka laga reebo in gaadiidka Carra Gediska loo yaqaan oo ay dad Soomaali kaxaynayeen ay dhowr maalin shaqada wax ka qabteen.

Xabsiga waxaa loogu talagalay in lagu ciqaabo dadka Ahlu Towxiidka ah gaar ahaan Macalimiinta dugsiyada qur’aanka, Mujaahidiinta, Haweenka Muxajabaadka ah iyo dhamaan cid ala oo jecel kitaabka Alle.

Si haddii loo eego waa Nasriga Alle oo soo deg degay maadaama Alle qur’aankiisa noogu sheegay in mar walba oo lays gilgilo oo gaalada isugu yeerato Muslimiinta rajado tahay mid fiican, Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah gaar ahaan Koonfurta waxaa iskusoo kaashaday, Nasaaro, Yahuud, Majuusiyiin iyo dhamaan cadawga alle.

Wakaaladda Warsom waxay Akhristayaasheeda u heysaa Macluumaad Dheeri ah oo ku saabsan Xalane iyo Dhismooyin kale oo laga dhisay waana soo gudbi doonaa Insha’allaah.

Magaalada Muqdisho Oo Lagu Furay Xabsi La MId Ah Xabsiga Guantanamo Bey Iyo Xog Dheeri Ay Ka Heshay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee WarsomDowladda Gaalada ee Mareekanka ayaa si qarsoodi ah kaga furtay Xabsi Weyn oo la mid Xabsiga Guantanamo Bey qeyb ka mid Magaalada Muqdisho oo ay gacanta ku hayaan Ciidamada Amisom iyo Maleeshiyaadk TFG-da

Xog sir ah aynu ka helnay Jaraaidka Nation oo maanta soo daabacya Xog sir ah ayaa sheegay in ciidamda CIA-da Mareekanka aya ka fureen xabsi weyn oo la mid kii Guantonamo meel ku dhow Garoonka diyaaradah ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo ay xarun weyn ku leeyihiin Ciidamada Afrikaanta ee duulaanka ku jooga Magaalada Muqdisho

Xabsigaani ayaa la sheegay in uu ka kooban yahay 10 dhismo oo gidaaro adag ayna adagtahay in uu ka baxsadaan Maxaabiista, waxaana warbixintaani sirta ah iska xig xigtay Nation iyo AFP oo labaduba ah Warbahinta Reer Galbeedka

Warbaahinta warkaan baahisay meysan sheegin Sarkaal ay soo xiganayaan oo Mareekan ah markii laga reebo in Xabsiga ay gacanta ku haayaan Ciidama Amisom ee duulaanka ku jooga Magaalada Muqdisho iyo kuwa Maleeshiyaadka TFG-da korna ay ka Maamulayaan Saraakiil Gaalo oo Mareekan ah

Sidoo kale warbaahinta ayaa lagu sheegay in Sirdoonka Maleeshiyaadka TFG-da NSA ay iyana qeyb ka yihiin waxaa dhici karta in Warbaahinta Reer Galbeedka Ay is leeyihiin niyada u dhisa Taageerayaasha Gaalada Afrikaanta ah ee duulaanka ku jooga Magaalada Muqdisho لعنة الله عليهم balse Maxaa ka jira Warkaasi??!!Warsom iyo xogta ay ka heyso.

Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom ayaa Bilo ka hor ogeyd in gaalada AMISOM ay ka shaqa bilaabeen dhismaha Xabsigan weyn oo noqonaya xabsiga ugu weyn ee Mareykanku ku leeyahay qaaradda Afrika marka laga reebo xabsiyada Mareykanka ee Jabuuti iyo Mandheera oo Waqooyi galbeed Somaliya dhacda.

Xabsigan kuma yaal dhabarka dambe ee Garoonka Muqdisho sida Warbixinta The NATION lagu qoray ee wuxuu ku yaal gudaha Xerada Xalane, waxaa kale oo been ah in uu leeyahay Ganjeel iyo Gidaar.

Sida ay Warsom ogaatay Xabsigan waa mid weyn oo dhamaantiis shub ah wuxuuna dhulka hoostiisa qodanyahay 10 Mitir badda dacalka kuma hayo oo waxaa ka dambeeya guryo ay dhisteen saraakiisha gaalada Afrika.

Qolalka xabsiga waxay kor u dhaafayaan 15 qol Gidaarka xabsiga waa mid aas-aaskiisa hoose shuban yahay mana lahan wax bulukeeti ah, sida ay Warsom u sheegeen calooshood u shaqeystayaal wax ka dhisay Xabsiga waxaa maadada lagu dhisay xabsiga ku jirta Bir aan Soomaaliya laga isticmaalin oo ay dibadda ka keensadeen Mareykanka.

Shaqaalaha Soomaalida ee ka qeyb qaatay dhismaha way yaraayeen marka laga reebo in gaadiidka Carra Gediska loo yaqaan oo ay dad Soomaali kaxaynayeen ay dhowr maalin shaqada wax ka qabteen.

Xabsiga waxaa loogu talagalay in lagu ciqaabo dadka Ahlu Towxiidka ah gaar ahaan Macalimiinta dugsiyada qur’aanka, Mujaahidiinta, Haweenka Muxajabaadka ah iyo dhamaan cid ala oo jecel kitaabka Alle.

Si haddii loo eego waa Nasriga Alle oo soo deg degay maadaama Alle qur’aankiisa noogu sheegay in mar walba oo lays gilgilo oo gaalada isugu yeerato Muslimiinta rajado tahay mid fiican, Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah gaar ahaan Koonfurta waxaa iskusoo kaashaday, Nasaaro, Yahuud, Majuusiyiin iyo dhamaan cadawga alle.

Wakaaladda Warsom waxay Akhristayaasheeda u heysaa Macluumaad Dheeri ah oo ku saabsan Xalane iyo Dhismooyin kale oo laga dhisay waana soo gudbi doonaa Insha’allaah.info@warsom.com & webmaster@wmcaraab@hotmail.com