Ciidamo Kawada Tirsan Dawlada TFG-da Ee Kusugan Dagamad Ceel-Waaq Oo Isku Rasaaseeyay Lacago Baad Ah Oo Ay Shacabka Kaqaadayeen

0
559

Wararka Soomaaliyeed

Iska horimaadkaani oo keestay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa waxa uu dagmda ceel-waaq ee gobolka gado waxa uu ku dhaxmaray ciidamo kawada tirsan DKMG.

Israsaaseenta ayaa kadambeesay kadib markii ay Ciidamada dhexdooda ayay maalmihii u dambeeyay ay isku haysteen ururinta lacago baada ah oo laga qaado ganacsatada degmada Ceel-waaq taasi oo markii dambe keentay inay isku qabsadaan qaadista lacagahaasi.

Inta la`ogyahay iska hor imaadkaasi kadhacay maanta degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo, waxaa ku nafwaayay haweenayiyo midkamid ah labadii dhinac ee israsaaseenta dhaxmartay halka sadax kalana oo rayid ahna ay ku dhaawacmeen.

Xaaladda degmada Ceel-waaq ayaa iminka waxaa ay tahay mid kacsan, iyadoo marwalibana lafil karo iska hor imaad markale dhaxmara Ciidamada maanta ay dhexmaray israsaaseenta dhaxmartay maadaama ay difaacyo kaga jiraan gudaha Magaalada iyo duleedyada degmadaasi.

warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com

Soomaaliyeed ee Warsom

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-910111

(info@warsom.com & webmaster@wmcaraab@hotmail.com