Wariyeyaal La Sheegay In Ay Isku Dayeen Dilka Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Oo La Qabtay

0
546

Wararka Soomaaliya

Wararka aan ka heleyno xarunta Madaxtooyada ayaa sheegaya in halkaasi maanta lagu qabtay wariyeyaal lagu kala magacaabo Cali Qumeyni oo la sheegay in uu u shaqeeyo idaacada ku hadasha afka Dowladaha Ugandha iyo Burundi ee Barkulan iyo Kaamiro man lagu magacaabo C/yare isagana la sheegay in uu la shaqeeyo Roytares

Qabashada Wariyeyaashaan ayaa waxay timid ka dib markii madaxweyne Shariifka Soomaaliya uu soo gaba gabeeyay Magacaabida R/wasaarah Cusub ee TFG-da uuna galay qolkiisa nasashada la arkay shaqsiyaadkaanoo kaamirooyin la taagan dariishada qolka Shariif taas oo keentay in xabsiga lo taxaabo Qumeyni iyo C/yare waxaana lagu eedeeyay in ay doonayeen in kaamirooyinka ay wateen in ay ku qaarjiyaan Madaxweyne Shariifka Soomaaliya waxaana durbadiina la boday ciidamada Shisheeye ee duulaanka ku joogo Muqdisho kuwaasoo sheegayay in xaalada qatar ah galiyeen ragaani Madax Weyne Shariifka Soomaaliya waxaana Durbadiiba loo taxaabay xabsi ay gacan ku haayaan ciidamada shisheeye ee Magaalada Muqdisho ku sugan

Hadaba kala Soco Wixii Warar ah ee ku soo Kordho arintaan wariyeyaasha lagu eedeeyay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom

 

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)