Labadaani Ruux Somaalida Aheyd Ayaa Caawa Lagu Dilay Dalka South Africa Xili Maalmihii Ugu Dambeeyay Ay
Rabshado Ka soo
Cusboonaadeen Kuwaasoo Si Gaar Ah Ugu Foorarta Dadka Ajnabiga ah oo
Ay Ku Jirto Soomaalida.
Warar Lagu Kalsoonaan
Karo oo Goor Dhaw Naga Soo Gaaray
Johanessburg Ee
Dalka Koofur Afrika Ayaa Sheegaya In Labo Wiil oo
Soomaaliyeed oo Ku Sugnaa Goobtooda Ganacsi oo Ahayd
Dukaan Ay Soo Weerareen
Burcad South African Ah oo Doonayay
In ay Boobaan Hantidii Taalay
Dukaankaasi Xiligaasi oo Ay Goobtaasi Ku Sugnaayeen Goobta
Ganacsiga Labadaasi oo Kaliya
Waxayna Damceen In ay Is Ka
Caabiyaan Buracadaasi
Hayeeshee Labadaasi Wiil Ayaanan Waqtigaasi Haysan Wax Hub ah
Habayaraatee Taasina Ay Keentay In Burcadii Ka awood
Badiso Isla Markaana Bangado
Lagu Gowracay Labadaasi Wiil Soomaalida Eheyd.
Wixii War Ah Ee Ku Soo Kordha Kala Soco Warsom.com.




