Police-ka South Africa Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Ruux Soomaali Ay Dhawaan Muwaadiniintooda Dhagax Ku Dileen.

0
639

Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Police-ka South Africa oo ka
jawaabayey muuqaalo dhawaan
ay shaaciyeen warbaahinta dalka
K/Africa ayaa sheegay in muuqaalkaasi si qaldan loo
turjumay, isagoona warka intaasi
ku daray in ninka dhagaxa lagu
dilay uusan ahayn muwaadin
Soomaali ah.

Balse ma sheegin ninka
muuqaalka laga daawaday
qowmiyada uu yahay maadaama
uu cadeeyey in uusan Soomaali
aheyn wuxuuna sheegay in
arintaasi ay dhacday ayna run
tahay dhacdadaasi.

Saxaafada South Afria ayaa horey
usoo bandhigtay qaar kale oo si
arxan daro ah loo dilay sida nin
nolosha lagu gubay oo booliska
daminaya sanadkii 2008 xiligasi
oo dhacday Falkii xumaa ee ahaa
jinsi naceybka loo qabay
ajaanibta.

Sidoo kale waxaa lasoo bandhigay sanadkani nin kale oo
ajaanib ahaa oo booliska ku
jiidaya gaari ka dibna u dhintay
arintaasi Waxaana
Muuqaaladasi xun xun ee ka soo
baxaya wadanka ayaa in badan
oo Soomaalida ka mid ah ay ka
sii argagaxayaan
dhacdooyinkasi.