Madaxweyne xasan sheekh iyo wufuud uu hugaaminayey oo gaarey dalkaasi jabaan.

0
455

Madaxweynaha iyo wufuuda uu hugaaminayo ayaa gaarey dalka jabaan iyagoo kulamo la leh madaxda dalkaasi jabaan.

Madaxweyne xasan shekh maxamuud ayaa qaaradda asia ugu horeyn ka tagey dalka jabaan oo mashaariic farabadan ka qabanjirey dalka somaaliya kuwaasoo la filayo in ay dib u hawl galaan booqashada m/weynaha kadib,iyadoo sidoo kale la filayo in safaaradihii labada dalna dib u furmaan.

Booqashada m/weynaha ayaa kusoo beegmeysa iyadoo dawlada xasan shekh uu m/weynaha ka yahey ay dawladaha deriska kala kulmeyso cadaadis siyaasadeed oo aaney dawlada federalka somaliya aysan u madaxbanaaneyn wax badan oo arrimaha gudaha soomaaliya ah.