Dowladda Cadowga Eithopia Oo Soo Dhaweysay Heshiiskii Kampala

0
664

Wararka Soomaaliya

War ka soo baxay xafiiska Gaalka Mallazanawi ayaa lagu soo dhaweeyay heshiiskii labada shariif ay ku gaareen Magaalada Kampala kaas oo ku aadanaa in qadka laga saaro xukuumada qurba joogta ah ee uu hogaamiyo Farmaajo

Mallazanawi ayaa sheegay in muuhim ay tahay tuurista Farmaajo iyo xukuumadiisa muhiimna uu yahay shirkii Kampala wuxuuna Gaalka Zanawi uu sii hadlaya sheegay inay xoojin doonaan howlgalada ay ka wadaan Soomaaliya Ka dib markii la tuuro Farmaajo

Waxaana hadalka mallazanawi uu imaanaya iyadoo ay jirto heshiis dhaxmaray Shariif Xasan Sh. Aadan iyo Gaalka Gabre oo wakiil ugu ah Soomaaliya Dowladda Cadowga ee Eithopia kuna aadanaa in Shariif Xasan Loo qabto gobolo Fara badan oo Soomaali ah

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

 

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)