Wararka Soomaaliya
Shirkan ayaa waxa goobjoog ka ahaa uruka dhalinyarada sos ee soamli youth ayaa waxa si wayn ugu lafa gureen horomarinta dhalinyarada iyo qaabka loo hagaajinkaro shaqada sos ee somaliya gaar ahaan badbaadinta carruurta kusugan xarunta magaalada Muqdisho waxaana ka soo baxay qodobo ay u arkeen in uu yahay mid lagu anbaqaadi karo hanaanka howsha si looga gudbo marxaladaha adag.
Kaqaybgalayaasha ayaa soo jiidiyay caqabadaha faraha badan ee jira iyo halka ay ka soo gudbaan caqabadahaasi waxa ayna dhamaan ka qaybgalayaasha ay hoosta ka xariiqeen in loo baahanyahay in si dhaqsa ah loo badalo maamulka hada howsha faraha kabaxda haye ee wali sii shaqaynaya si looga hortago caqabada kale oo soo wajaha waxa ayna soo saareen qodobo dhowr ah oo wax layska waydiiyay waxyaaba badan oo qaldamay iyo cidda lagu tuymayo arimahaasi waxaana kamodahaa:
· In sida ugu dhaqsiyaha badan baritaan loogu sameeyo dhimashadii dhowr arday oo ka tirsanaa carurta mesha lagu xananeynayo. Dhimashadan oo dhacday xiligii uu mamulka hadda shaqada haya. . · In baritaan lagu sameeyo hooyoyinkii ku dhintay dagaladii Itoobiya eek a socday magalada oo ka qayb galayasha Shirka aminsan yihiin in badankood u dhinteen dhawacyadii soo garay madama mamulka SOS oo uu hugaamiyo Ahmed Ibrahim oo aan xil iska saarin arimkaasi . · In baritaan lagusameeyo hanti badan oo ka qaybgalasha aminsan yihiin inay lunsadeen mamulka SOS ee Somaliya ee wali shaqada haya. Gabagabedii shirka ayaa waxa aay ka qayb galasha soo saareen dhowr qodob oo ay u gudbineyeen xarunta SOS ee wadankaas Austria. waxaana laga ga codsaday: · In inta baritaanka la gu sameeyo maamulka shaqadana ka faristo, SOSna aay maxkamad arintaan ku wareijo. · In SOS Somalia loo soo diro dad baritanada aqoon u leh oo madax banaan si arintan loo baaro · In ardayda iyo shaqaalaha aay sii wadaan wada shaqayntooda si aay meel ugu soo wada jeestaan wixii caqabad ku ah SOS madax walaa qof kale. In gudi loo magacabo oo isagu jira caarur iyo shaqaale
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





