C/laahi Black Oo Bilaabay Mashruuc Cusub Oo Wariyayaasha Uu Kaga Dhaadhac Siinayo In Amisom Ay Yihiih Walaalaha Soomaaliya

0
583

Wararka Soomaaliya

C/laahi Black ayaa maanta waxaa gurigiisa Magaalada Muqdisho wax uu ku sheegay uu uga furay wariyeyaal uu doonayo in uu ka dhaadhac siiyo ciidamada shisheeye in ay yihiin walaalaha Soomaaliya waxaana mashruucaasi ka qeyb qaadanaya tiro wariyeyaal ah oo aan si wanaagsan u ogeyn qorshaha Black uu ka leeyahay mashruucaan cusub oo ka soo qaatay horjoogayaasha ciidamada shisheeyee ee duulaanka ku jooga Magaalada Muqdisho

Qorshahaan ayaa wuxuu yahay mid uu ku fikiri jiray mudooyinka ugu dambeeyay C/laahi Black

Warar Xog-ogaal ah oo aan ka helnay saraakiisha Amisom ayaa waxay sheegayaan in in ka badan 40,000$ lagu soo siiyay mashruucaan C/laahi Black wuxuuna ku qaraabtaa Black in uu sameeyay xarun la yiraah Muqdisho Media House oo ka dhex Furan guriga C/laahi Black waxaana wariyayaasha uu mashruucaani u furay uu siinayaa lacag ka yar 200 Sh. So isagaano inta kale oo lacagta ah afka u dhiganaya

C/laahi Black wuxuu ka mid yahay wariyayaasha wada shaqeynta wacan la leh ciidamada shisheeye ee duulaanka Muqdisho ku jooga

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)