Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya deeganka Awdiinle oo qiyaastii 30Km u jirto magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ciidamada Alshabab ayaa la wareegay deegaanka Awdiinle. Dagaalyahanada Al Shabab ayaa isaga baxay shalay deegaanka Awdiinle ee gobolka Bay isla markaasna ay ciidamada dalka Ethiopia la wareegeen deegaankaas. Deegaanka Awdiinle ayay la wareegeen ciidamada dowladda Ethiopia iyo kuwo Somalida iyadoo wax dagaal ah uusan ka dhicin deegaankaas.




