R/wasaare cabdi faarax shirdoon oo maanta booqasho ku tagey degmada c/waaq,cadaadana u harsantahey.

0
485

R/wasaaraha soomaaliya cabdi faarax shirdoon ayaa maanta booqasho ku tagey deg/caabudwaaq ee gobolka galguduud iyadoo shaley ay aheyd markii uu tagey xarunta gobolka galguduud magaalada dhuusamareeb.

R/wasaare saacid ayaa waxaa c/waaq ku soo dhaweeyey shacbiga degmada iyo madax ka tirsan ahlusuna waljameeca,r/wasaaraha ayaa laga yaabaa in uu tago degmooyinkale oo gobolkaas ka tirsan hadii kale waxey noqoneysaa in uu ukala eexdey deg.gobolku ka koobnaa.

R/wasaaraha booqashadiisa ayaa kusoo beegmeysa iyadoo m/weynuhu dalka debediisa ku maqanyahey,waxaana la filayaa in booqashada r/wasaaruhu ay waqti badan qaadato,lamana oga waqtiga rasmiga ah ee r/wasaare saacid uu caasimada kusoo laabanayo.