Liiska Xildhibaanada Golaha Wakiilada ku Guulaystay Doorashadii Ka Dhacday Koofur Galbeed oo La Shaaciyey.

0
3

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada cusub ee Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed Soomaaliya, kadib doorashadii isku-sidkanayd ee dhacday 10-kii May 2026.

Warqad kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha guddiga, kuna taariikhaysan 25 May 2026, ayaa lagu sheegay in natiijada doorashada ay timid kadib markii Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay si kama dambays ah u ansixisay natiijada doorashada, iyadoo loo cuskanayo qodobbada Sharciga Doorashooyinka Qaranka iyo sharciga lagu dhisay guddiga.

GMDQS ayaa sheegay in liiska rasmiga ah ee xubnaha ku guulaystay Golaha Wakiillada cusub ee Koonfur-Galbeed lagu lifaaqay warqadda shaacinta, islamarkaana shalay oo isniin ahaydna si rasmi ah loo baahiyay.

Dhanka kale, warqadda ayaa sidoo kale xustay in saddex kursi oo ka dhimanaa liiska guud ee Golaha Wakiillada lagu maqanyahay “urrurradii siyaasadda ee ay ka tartamayeen,” iyadoo la filayo in xisbiyadaasi ay soo dhamaystiraan xubnaha harsan ee liiskooda.

HOOS KA AKHRI LIISKA MAGACYADA WAKIILADA IYO URURADA AY KA SOCDEEN EE KUSOO BAXAY DOORASHADA KOONFUR GALBEED:-

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay xubnaha ku guulaystay Golaha Wakiillada Koonfur-Galbeed