Ra iisul wasaaraha soomali ameerikaanka Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul u eedeeyay gudoomiyaha baarlamanka soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan Farmaajo ayaa ku eedeeyay in uu doonayo gudoomiyaha baarlamaanka awood qeybsi ah wuxuuna sidoo kale sheegay inshirka Kambaala kasocda lagu heshiiyay Shariif Xasan Sheeq Aadan in xuukuumada qurba joogta ah xilal laga siiyo si Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom oo ka qayb galay shirkii uu qabtay Raiisul Wasaaaraha Soomaali Ameerikaanka Farmaajo ayaa soo sheegaya in wejiga Farmaajo ay kamuuqatay Caro aanay jirin meel fog
Dhanka kale Raiisul Wasaare Farmaajo ayaa gaaray magaalada Kambaala si uu ugu gudbiyo cabashadiisa Madaxweynaha Gaalka ah ee dalak Ugandha YUweeri Musafani
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





