Somali Amerikaanka Farmaajo oo Maanta Afka labadiiisa Kala Qaaday eedeyn Kululna Usoo Jeediyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

0
232

Ra iisul wasaaraha soomali ameerikaanka Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul u eedeeyay gudoomiyaha baarlamanka soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan Farmaajo ayaa ku eedeeyay in uu doonayo gudoomiyaha baarlamaanka awood qeybsi ah wuxuuna sidoo kale sheegay inshirka Kambaala kasocda lagu heshiiyay Shariif Xasan Sheeq Aadan in xuukuumada qurba joogta ah xilal laga siiyo si Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom oo ka qayb galay shirkii uu qabtay Raiisul Wasaaaraha Soomaali Ameerikaanka Farmaajo ayaa soo sheegaya in wejiga Farmaajo ay kamuuqatay Caro aanay jirin meel fog

Dhanka kale Raiisul Wasaare Farmaajo ayaa gaaray magaalada Kambaala si uu ugu gudbiyo cabashadiisa Madaxweynaha Gaalka ah ee dalak Ugandha YUweeri Musafani

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)