Hogaamiyayaasha TFG-da Labada Shariif oo Lagu Xanibay Kampala Inta Ay Ka Gaarayaan Heshiis Buuxda

0
293

Warar lagu kalsoon yahay oo wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom ay ka heshay Magaalada Kambaala ee xarunta dalka Ugandha ayaa xaqiijinaya in madaxweynaha TFG shariif sheeq axmed iyo gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif saxan Sheeq Aadan lagu xanibay magaalada Kambaala ee xarunta dalka Ugandha wararka yaa waxey intaa raacinayaan in amarkaan uu kasoo baxay madaxweynaha Gaalka ah ee dalaka Ugandha Yuweeri Musafani kadib markii ay isku tanaasuli waaeyeen labada Shariif ayadoona hada lasheegayo in labada Shariif ay ku qasbanaadeen in ay heshiiyaan sidoo kale wararka ka imaanaya magaaalada Kambaala ayaa sheegaya in labada hogaamiye ay ku heshiiyeen dib in loo dhiso xukuumad cusub oo awood qeybsi ay sameeyaan madaxweyne Shariifka Soomaaliya iyo gudoomiyaha Baarlamaanka

si kastaba ha ahaatee xanibaada lahu so rogay hagaamiyaasha TFG ayaa dad yar oo taageera TFG in ay u cadaatay labada Sharif in ay yihiin adeegayaal

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)