بسم الله الرحمن الرحيم
Ila wareedyo ku sugan xarunta ugu weyn ee ciidamada shisheeye ee xalane ayaa uxaqiijiyay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee WARSOM in dagaaladaasi ay ku dhinteen saraakiil sar sare oo katirsan Ciidamada Shisheeye ee Dowladda Burundi.
Ilo wareed yadaan oo diiday in la Shaaciyo Magcyadooda sababo amaan kooda ah ayaa waxey intaas ku dareen in dagaaladii shalay dhacay uu ku dhintay Taliyihii aaga waqooyi Bari ee u qaabilsanaa Ciidamada Shisheeye waxaana sidoo kale Dagaaladaasi ay ku waayeen ciidamadii duulaanka qaaday dhowr gaari oo ay caabudaan gaaar ahaan gawaarida loo yaqaano Taangiga waxaana sidoo kale halkaasi ku dhintay dhowr darawal oo wadayay Taangiyo ka qeyb qaadanayay dagaaladii shalay Muqdisho ka dhacay kadib markii ay soo shiisheen shiish yahanada Mujaaahidiinta Al Shabaab waxayna ku fashilmeen hami goodii ku aadanaa in ay la wareegaan aagaga ku hareereysan xarunta Madaxtooyada
Si kastaba ha ahaatee meel aan ka Fogen xarunta madaxtooyada ee magaalada muqdisho ku sugan cutubyo ka tirsan mujaahidiinta Al-shabaab waxaana degen xaaladda goobihii shalay dagaalada ka dheceen
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641





