بسم الله الرحمن الرحيم
Wararka Soomaaliyeed
Loolanka siyaasadeed ee ka dhexjira hogaamiye-yaasha TFG-da oo maraya iminka meeshii ugu sareysay iyo xukuumada soomali ameerikaanka farmaajo oo ka badin la’ is xayeysiinta warbaahinta, abaabulka rag sheegta dhaqan iyo kuwo kale oo sheegta culimaa udiin
Kulan laga soo qaban Qaban qaabiyay xafiiska Ra iisul wasaaraha soomali ameerikaanka farmaajo uuna ka qeyb galay ayaa maata ka dhacay Hotelka Ambassador ee magaalada muqdisho waxaana kulanka goob joog ka ahaa qaar kamid ah rag sheegta inay matalaan dhaqanka soomaaliyeed hase yeshee xoogsada mar walbana lasafta qofka jeebkiisa wax uu ku jiro iyo kuwo kale oo sheegta in ay yihiin culimaa’udiin Balse aan ku taagneen wadiiqaddii culimada lagu yiqiin.
Waxaana Halkaasi Hadal ka jeediyay Ra iisul wasaaraha soomaali ameerikaanka farmaajo isagoona codsaday in muddo sanad ah loogu daro Xukuumadda isxayeeysiinta uu hogaamiyo Wuxuuna sidoo kale Halkaasi uu ka jeediya Hadaladii uu ka jeedin jiray Xarunta UN-ka wuxuuna hilmaamy in uu joogo Hotelka Ambaasidoor ee Muqdisho lana jooga Dad Dhaqaallo ka Doonaya kuwaa oo raba in maanta ay ka saxaan Qaadka jeebka Farmaajo
Dhanka kale Ra iisul wasaaraha Soomaali Ameerikaanka Farmaajo ayaa ka codsaday Qeybihii Bushada oo uu xilagaasi la fadhiyay in Wakhti dheeraad ah loogu daro Xukuumaddisa Qurba Joogga ah balse waxaa la ogaan doonaa waxa ay uqabtaan dhinacyadii isugu jiray Kuwa xoogsada dhaqanka iyo kuwa kale ee sheegta magaca Culimada Xukuumadda Qurba Joogta ah ee Farmaajo.
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





