Qarax Miino Oo Ay Ku Dhinteen Ciidamo Ka Tirsan TFG-da Kuwa Kalana Ay Ku Dhaawacmeen Oo Ka Dhacay Gobolka Gedo

0
624

Wararka aan ka helayno inta udhaxaysa Degmada Luuq iyo Deegaanka Bashiir ayaa sheegaya in halkaasi Qarax Miino oo ahaa md aad uxoog badan lagula beegsaday Ciidamo ka tirsan TFG-da

Goob-Joogayaal ku sugnaa goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa uxaqiijiyay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee WARSOM in Qaraxa uu haleelay Gaari ay saarnaayeen Maleeshiyaad ka tirsan TFG-da waxaana Burbur xoog leh uu gaarsiiyay gaari ay wateen Maleeshiyaadka waxaana sidoo kale ku dhaawaxmay Saddex ka tirsan Maleeshiyaadkii Gaariga Saarrna halka inta kale ee gaarida saarnede ay dshinteen.

Mana jirto ilaa iminka cid sheegatay mas’uuliyadda Weerarkii ay ku Baaba’een Maleeshiyaadkii ka tirsanaa TFG-da mana ahan markii ugu horeysay oo weerar ceynkaan oo kale ah lagu qaado M al.eeshiyaad ka tirsan TFG-da.

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)