Wararka ay ka helayso Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee WARSOM Duleydka degmada Baladaxaawo ayaa sheegaya in maanta halkaasui dirir ay ku dhexmartay ciidamo ka tirsan Dowladda Cadowga Ee Ethopia
Warka ayaa waxa intaa ku daratyaa in ay Dagaalkasi ku dhinteen ika badan 4-askari oo ka tirsan Dowladaa Gaalada ee Ethopia waxaana sidoo kale ku dhaawacmay ilaa yo 7-askari oo ka tirsan Dowladda Xabashida ee Ethopia ilaa iminkana lama Oga waxa dhaliyay Dagaalka dhexmaray ciidamo kawada tirsan Dowladda Ethopia
Dhanka kale waxaa xiisad kacsanaan ah ay ka jirtaa Degmada Baladxaawo halkaasi oo ay isku horfadhiyaan ciidamo kale oo ka kala amar qaata Xildhibaan Max’uud Siid Aadan iyo Prof.Maxamed Cabdi Gaandhi oo maanta Dagaal uu ku dhex maray Ciidamaasi kuwaa oo isku heysta Gacan kuheynta Degmada Baladxaawo
Mana jirto Waan-Waan muuqata oo laga Dhexwado Labada mas’iil ee isku haya Gacan kuheynta Degmada Baladxaawo
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





