Ciidamada Shisheeye Oo Caawa Qorriga Bii’emka Ku Garaacaya Degmooyinka Muqdisho

0
1275

بسم الله الرحمن الرحيم

 

 

 Wararka Soomaaliyeed

Kadib Dagaallo Culus oo qasaarro xoogan kasoo gaaray Ciidamada Shisheeye uu maanta ka dhacay Qeybo kamid ah Magaallada Muqdisho ayaa Caawa waxaa Magaallada Muqdisho laga maqlayaa Daryanka Qorriga Bii’emka Dadka Qaarna ay u Yaqaannaan(Fooriyoow) iyadoona Qasaarro Xooggan ay Geesatay Duqentaasi.

Sida Goob-Joogayaal ay u Xaqiijiyeen Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee WARSOM Duqeynta Ciidamada Shisheeye ay Caawa Ridayaan ay Geesatay Qasaarrooyin isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac isla markaana ilaa haatan si arxan darro ah ay ku garaacayaan

Warku waxa uu intaa ku darayaa in Goobaha ay Ciidamada Shisheeye si toos ah ay u beegsanayaan ay ka mid yihiin Degmooyinka Boondheer,Shibis,yaaqshiid,dayniile iyo Degmooyin kaloo aad ufara badan

Warku waxa uu sidoo kale intaa ku darayaa in Duqeynta Ciidamada Kirishtanka Caawa ay Garaacayaan Qasaaraha uu kazoo gaaray Dadka Rayidka ah ay Caga-Cageeniiso ilaa iyo 5-Qofopod Halka Dhaawacuna uu Marayo Ilaa iyo 8-Ruux oo Isugu jira Rag iyo Dumar

Ma’ahan Markii ugu Horreysay oo Ay Ciidamada Shisheeye Duqeyn Xoogan ka Geystaan Magaaladatani Muqdfisho iyadoona had iyo Gooraale ay Duqeyntani Kusoo Beeganto Mar waliba oo ay Ciidamada Shisheeye ee Duulaanka Dalka Ku Jooga ay ku Jabaan Dagaallada ay ka Wadaan Magaalada Muqdisho.

Hadaba Kala Soco Wixii Warar Ah Oo Ku Soo Kordha Duqeyntaasi Wakaallda Wararka Soomaaliyeed ee WARSOM

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

 

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)