Wariyayaal ka tirsan wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom ayaa booqday qaar ka tirsan ispitaladii la dhigay bukaanadii ku wax yeeloobay duqeymo arxan daro ah oo ay shisheeyaha shalay magaalada muqdisho ay ka geesteen
wariyayaasheena ayaa soo shegay in ay kula kulmeen ispitaaladii ay booqdeen inka badan 40 qofood oo ay qaarkood shahiideen ka hor inta wariyayaashema ay gaarin ispitaaladaasii
Sidoo kale madaaficdaasi ayaa waxaa ku shahiiday in ka badan 20 qofood oo rayid ah kuwaaso ku sugnaa guryahooda iyo goobo ganacsi oo ay leeyihiin
Ciidamada shisheeye ee dalalka Uganda iyo Burundi ayaa waxa ay caado ka dhigteen duqeymaha arxandarada ah oo ay geesanayaan goobaha dadka rayidka ah ay suganyihiin ee magaalada muqdisho.
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953
(





