بسم الله الرحمن الرحيم
Wararka Soomaaliyeed
Af-hayeenka Ciidamada Malatariga Mujaahidiinta Al-Shabaab Ayaa sheegay in Qasaaro Xoogan ay soo gaarsiiyeen Ciidamada Duullaanka Muqdsisho U Joogga
Shiikh Cabdi Caziiz Abuu Muscab oo la hadlayay Warbaahinta Islaamiga Ayaa shaaca Ka Qaaday in ay Gubeen ugu yaraan 4 Baabuurta Dagaalka oo ay leeyihiin ciidamada Gaallada Muqdisho ku sugan wuxuuna intaasi kusii daary inay Laayeen Tiro katirsan Ciidamada Shisheeye ee Dowladaha Kirishtanka Dowladaha Burundi iyo Yugaandha
Dhanka kale Shiikh Cabdi Caziiz Abuu MuscabAf-Hayeenka Ciidamada Malatariga Mujaahidiintya Al-Shabaab ayaa Sidoo kale sheegay Gawaaridii Dagaal Ay Gubeen ay ka soo Guureen Wadada Makka-Almukarrama isagoona Xusay Dhaq-Dhaqaaqyada Ciidamada Shisheeye ay kusoo Weerareen Isgoyska Boondheere
Wuxuuna Shiiqa Carabka ku adkeeyay in Mujaahidiinta Ilaahey uu sugay ayna joogaan Goobihii Dagaallada Maanta Ka Dhaceen
Ila wareedyo lagu kalsoon yahay oo ay heshay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee WARSOM ayaa sheegaya in Goobihii Dagaallada Maanta Ka Dhaceen ay ku sugan yihiin Majaahidiinta Al-Shabaab laguna arkayo Waddooyinka Madaxtooyada soo gala Gawaarri Dagaal oo Lagaga Gubay manta Ciidamada Shisheeye Dagaalladii Maanta Muqdisho ka Dhacay .
(
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641





