Shariif Xasan Sh.Aadan oo ka qeybgalayay shir ay soo qabanqaabiyeen dowladaha Jabuti iyo Uganda oo siyaasad ahaan taageersan madaxweyne shariifka soomaaliya ayaa sheegay in uusan ka laaban doonin axdiga Tfg-da oo dhigaya in Augost ka hor ay dhacdo doorashada madaxtinimo ee soomaaliya
Sidoo kale gudoomiyaha baarlamaanka aya xusay in doorashada ay ka dhici doonto gudaha dalka soomaaliya arinkaasina lagu heli karo nabad ka dhalata dalka soomaaliya
shiraasi ka dhacay magaalada Kampala ayaa dad farabadan oo taageera gudoomiyaha baarlamaanka waxa ay u arkaan shirqool ka dhan ah siyaasada Shariif Xasan Sh.Aadan.
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953
(





