HOGAAMIYAHA DABA DHILIFKA AH EE DALKA YEMAN CALI C/DALLA SAALAX OO DHAAWACMAY MAANTA

0
533

Cali C/dalla Saalax iyo hogaamiyayaal ka tirsan dowladiisa daba dhilafka ah ayaa manta ku dhaawacmay madaafiic lagu garaacay xarunta madaxtooyada dalka Yeman
warar lagu kalsoonyahay oo ay ka heshay wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom ayaa sheegaya in uu ku dhaawacmay madaafiic lagu wereeray xarunta madxtooyada ee dalka Yeman Madaxyeyne Saalax kaasi oo u adeego hogaamiyaasha Gaalada
Sidoo kale madaafiicdaasi ayaa waxaa ku dhaawacmay hogaamiyaha baarlamaanka dalka yeman iyo ra’iisul wazaare ku xigeenka xukuumada u adeegtm gaalada
Dhaawacaani soo gaaray hogaamiyayaasha u adeega gaalada ayaa waxa uu imaanayaan xilli dagaalo xoogan oo u dhexeeya shacabka muslimiinta ee ku nool dalka yeman iya madaxweyne Saalax.

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)