Wariyaha BBC-da Uga Waramayay Magaalada Muqdisho Oo Maalintii 6aad Xabsi Ugu Jiro Dowlada Somalia

0
542

Waxaa maalinkii 6Aad xabsi ku jira wakiil wareetkii Bbc-da ugu warami jiray magaalada muqdisho Iyadoona Ilaa Iyo Haatan Wax Maxkamad Ah La Soo Saarin Wariyahaasi.

Wariye ibraahim aadan ayaa waxa max kamada sare ku edesay inuu tabiyay warar been abuur ah Oo Ku Aadanaa in ey max kamada sare ee dowlada fadaraalka somaliya uu katabiyay iney 7 dobo ruux oo lagu kala soo edeyey danbiyo kala duwan Taasina Ay Maxkamada Ku Sheegtay Wararkaasi Inay Tahay Waxba Kama Jiraan

Mar uu saxaafada lahadlaye Mid Ka Mid Ah masuuliyiinta maxkamada sare ayaa waxa uu shegay in ibraahim aadan wakiil wareetka bbc-da somaliya ugu waramijiray uu yahay danbiile is lamarkaana uu qirtay dinbiyadiisa waa sida uu hadalka u dhigay masuul kaasi Ka Tirsan maxkamada sare waxaana uu intaa ku daray in goordhaw maxkamad lasoo tagi doono.

Hase ahaatee dad farabadan waxa ey ka xumaadeen inuu ku jiro gacanta maxkamad lagu talo galay in lagu qaado danbiyada ciidamada taa oo kabaxsan marka la eego dhinaca sharciga Saxaafada