”Jawaari” Oo Maanta Kulan La Qaatay Wufuud Ka Socday Wadamada Deeq Bixiyeyaasha Ah.

0
515

Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” kulanka uu la qaatay afhayeenka baarlamanka Soomaaliya wafdiga ka socday wadamada deeq bixiyaasha gaar ahaan kuwa midowga Yurub, Briatian, iyo Talyaaniga ayaa waxaa looga hadlay sidii ay U caawin lahaayeen baarlamanka.

Guddoomiyaha baarlamanka oo kulanka kadib la hadlay warba a hinta Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in wafdigii ka socday wadamada deeqaha bixiya ay ka wada hadleen taageerada dalka Soomaaliya gaar ahaan tanbaarlamanka oo ay ka taageerayaan tabaro iyo qorshaha afarta sano.

Waxaa isa soo tarayay wadamada doonaya in ay caawiyan dalka Tan Iyo Markii Oo Uu Gur Guurte Qabtay Xilka Madatinimo maadama uu yeeshay dowladda dhamestriran.
Rea