Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Bartamaha Magaalada Baydhabo Ee Xarunta G/Bay..

0
591

Qaraxaano aadka u xooganaa ayaa Waxa Uu Ka dhacay bartamaha magaalada Baydhaboee xarunta gobolka Bay Waxaana Qaraxaasi Uu Ahaa Sida Nala Xaqiijiyay Bum-ka Nooca Gacanta Laga Tuuro.

Lama oga khasaaraha ka dhashay Qaraxan ka dhacay Magaalada Baydhabo oo lagu weeraray Askar ka tirsan Dowlada Iyadoona Jugta Qaraxa laga maqlayay dhammaan xaafadaha Magaalada Baydhabo Iyo Deegaano Ka Agdhow.

Kadib Qaraxa Ayaa Goobta waxaa soo gaaray ciidamo ka tirsan DF oo rasaasku furay goobtaas Uu Ka Dhacay Qaraxa khasaaraha ka soo gaaray qaraxaasi Askartii Lagu Weeraray Ayaa Warar Kala Duwan Ka Soo Baxayay.

Magaalada Baydhabo waxay ka mid tahay magaalooyinka gacanta Al-shabaab Laga Fara Maroojistay waxaana ka dhaca qaraxyo iyo dilal ka dhan ah Ciidamada DF, mas