Sida Laga War Qabo Soomaaliya Hannaankeeda Awood Qaybsi waxa uu ku Dhisnaa 4.5 ilaa Waqtigii Shirkii Carta ee Dalka Jabuuti Lagu Soo Dhisay,waxaana in Muddo ah La Sheegayey in Nidaamkan la Guurayo hadana waqtiyada Dhamaadka Xilhaynta Cidda Kursiga Madaxtooyada ku Fadhida Hase Yeeshee waxaa Dhawaan Kasoo Yeeray M/weyne Xasan Sheekh iyo Xukuumada Federalka in aan Lagu Noqon Doonin Teendhadii iyo Sidii Wax Lagu Soo Dooran Jirey,hadaba waa maxey Aragtida Xisbiyada Hada Jira iyo Hadalka Madaxweyne Xasan Sheekh.
Waa kan Xiriiriyaha Xisbiyada Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Cali Maxamed Nuux Timajilic.












