Gudiga Hirgelinta Doorashada K/galbeed oo Shaaciyey Jadwelka iyo Murashixxinta Lix Kursi iyadoo Meeshana Laga Saarey Sh Xasan Sh Aadan.

0
556

Waxaa goor dhow la shaaciyey Musharaxiinta loo diiwaan geliyey lix ka mid ah kuraasta Golaha shacabka oo laga soo doorto  Magaalada Baydhabo.

Qoraal caawa ka soo baxay Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu shaaciyey musharaxiintan oo uu ku jiro  rag cusub oo lagu qoray kursiga HOP261 oo uu ku fadhiyo Shariif Xassan Shiikh Aadan madaxweynihii hore ee K/Galbeed kaasoo loo diiday inuu tago baydhabo si uu kursigiisa mar kale ugu tartamo.

Hoos ka Akhriso Magacyada.