Gudiga Doorashada Galmudug oo Shaaciyey Jadwelka 3 Kursi Doorashadoodu Taalo Gaalkacyo (Akhriso).

0
512

Guddiga Doorashada Galmudug wuxuu shaacinayaa Jadwalka qabashada Doorashada kuraasta kala ah HOP038, HOP069 iyo HOP095 oo degaan doorashadoodu tahay magaalada Gaalkacyo

HOOS KA AKHRISO JADWALKA DOORASHADA