Heshiiska Farmaajo Iyo Rooble Fursad Ma Siin Doonaa Dardargelinta Doorashada Dalka?.

0
228

Dhawaan Waxaa Heshiis Aan salbaraaran ku fadhin gaaray madaxweynaha soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo Iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble Kuwaasoo isku qilaafsanaa arimo dhowr ah.

Dadka ka faallooda siyaasadda ayaa sheegaya in heshiiskii dhowaan ay gaareen Madaxweynaha iyo Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya uu fursad siin doono dardargelinta doorashada Soomaaliya.

Doorashooyinka Soomaaliya ayaa dib uga dhacay muddadii loo cayyimay, waxaana sababaha keenay loo aaneynayay in ay ka mid ahayd khilaafkii soo kala dhex galay Farmaajo iyo Rooble oo isku qabtay arrimo dhowr ah.

  1.