Masaajidda Ma Loo Xiri Karaa Corono-Virus Owgeed? Sheekh Xassaan Xuseen Oo Ka Jawaabaya DAAWO.

0
33

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa albaabada laysugu dhufanayay masaajid ay leeyihiin muslimiinta iyadoo lagu marmarsiyoonayo xadeynta cudurka Carona Virus.
Sheekh Xasaan ayaa ugu baaqay culimada muslimiinta iyo jaaliyadaha soomaalida ee dalka dibaddiisa ku dhaqan in aysan masaajidda xirin balse ay si kale uga taxadaraan Carona Virus.
Hoos ka Daawo Kalimadda Sheekh Xasaan