Wazaarada Duulista Hawada Oo Muddo 2-Maalmood Ah Fasaxday Duulimaadka Caalamiga Ah.

0
69

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo soo saaray War-saxaafadeed ayaa lagu sheegay in la fasaxay duulimaadyada caalamiga mudda laba maalmood ah,

Wazaarada Ayaa Arinkaasi Ku Sheegtay si loo soo qaado mawaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran garoomada diyaaradaha, kadibna uu sii socon doono go’aanka xayiraada duulimaadyada caalamiga ah, si looga hortago cudurKa COVID19 Oo waayahan caalamka fara ba’an ku haya.