Wararka Go’aanno Looga Hortagayo Cudurka Covid-19 oo Puntland Soo Saartey. By Warsom - March 28, 2020 0 541 Facebook Twitter WhatsApp Linkedin Dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saaray go’aamo looga hortegayo Cudurka Coronavirus, iyadoo xirtay guud ahaan xuduudaha uu laleeyahay Somaliland iyo dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia. Halkaan hoose ka akhriso go’aanka.