Ugandha Oo Markii U Horraysay 41 Sanno Kadib Guul Ka Soo Hooyay Koobka Ciyaaraha Qaaraada Africa.

0
490

Ugandha waxay 2-0 kaga adkaatay xulka Jamhuuriyada Kongo oo ay ka wada tirsan yihiin Groupka A. Ciyaarta ayaa ka dhacday Garoonka caalamiga ee Qaahira.

Patrick Kaddu iyo Emmanuel Okwi ayaa labada gool u kala dhaliyay xulka Ugandha oo hoggaaminaysa Groupka A, oo ay ku jiraan xulalka Masar oo 1-0 kaga badisay xulka Zimbabwey ciyaartii furitaanka

Groupka B
Nigeria 1 – 0 Burundi
Guinea 2 – 2 Madagascar
Groupka C
Senegal ? – ? Tanzania
Algeria ? – ? Kenya
Groupka D
Morocca VS Namibia
Ivory Coast Vs South Africa
Groupka E
Tunnis Vs Angola
Mali Vs Mauritania