Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu hakiyay wada shaqeyntii kala dhaxeysay Dowladda Federaalka Somaliya, kadib war qoraal ah oo ka baxay xafiiska Madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf).
Galmudug ayaa Dowladda Dhexe ku eedeysay inay faragelin ku heyso Maamulka Galmudug, islamarkaana ka shqeyneyso burburinta Maamulka.
.












