Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare War Kasoo Baxey oo Wasaaradda Waxbarashada Jubaland Kasoo Horjeesatey.

0
601
Warqad kasoo baxday wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubbaland ayaa warqad ay maanta soo saartay ku dhaliishay go’aan  kasoo baxay wasaaradda waxbarashada Soomaaliya kaa oo ku saabsanaa in ardeyda dusgiyada sare ka qalinjabineeysa ay geli doonaan laba Imtixaan.
 
Imtixaanaadka ay ardeydu galeeyso ayaa mid kamid ah waxaa qaadi doonta wasaaradda waxbarashada dalka, halka kan labaadna ay qaadi doonto hay’adda FPENS oo Soomaaliya ka taageerta dhanka waxbarashada.
 
Hadaba halkan ka aqriso warqadda kasoo baxday wasaaradda wabarashada Jubbaland.