Maamulka Galmudug oo Magacaabey 10 Toban Degmo Kamid ah Deegaanada Hoostaga Maamulkaasi.

0
522

Madaxweynaha maamul gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay 10 degmo oo ka mid noqonaya degmooyinka deegaannada uu ka arimiyo maamulka Galmudug.

Degmooyinka uu magaacaabay madaxweyne Xaaf ayaa ka kala tirsan gobollada Galguduud iyo Mudug oo uu maamulku ka kooban yahay.

Hoose ka Akhriso degmooyinka la magacaabay :