A G Sulzberger ayaa soo saaray hadal qoraal ah kaddib markii Donald Trump uu twitterka ku qoray kulan uu horraantii bishan la yeeshay isaga.
Trump ayaa sheegay in ay ka wada hadleen ilaa iyo inta wararka beenta ah lagu daabacoyo warbaahinta.
Laakin Mr Sulzberg ayaa sheegay in uu u sheegay Mr Trump erayga Wararka Beenta ah in aanay xaqiiqo ahayn ayna yihiin kuwa wax dhaawacaya.
Waxa uu intaasi ku daray in hadallada xanafta leh ee madaxweynaha ay sare u qaadayaan khatarta ku imaankarta weriyeyaasha oo ay ku jiraan dowladaha kale.
warsom2011@gmail.com