Dawlada DHexe ee Soomaaliya oo sheegtey in ay aad u Xoojineyso Xiriirka Maamul goboleedyada.

0
592

Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay baaqii Madaxweyne Farmaajo ee midnimada iyo wadashaqeynta hay’adaha dawliga ah ee heer Federaal iyo heer dawlad Goboleed.

Xukuumadda ayaa sheegtay in ay ka go’antahay xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta dawlad goboleedyada, islamarkaana qosheynayaan in ay sii socdaan shirarka gollaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay ku yeelanayaan xarumaha dowlad gobolleedyada.

13kii July 2017 ayeey aheyd markii gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya kulankoodii caadiga ahaa ku yeesheen magaaalada Kismaayo magaalada Kismaayo ka soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob, iyaga oo muujiyay tabashada ay ka qabaan Xukuumadda.

warsom2011@gmail.com