Muqdisho oo lagu diley Nabadoon caan ah/yaa ka danbeeye?mase jirtaa cid sheegatey dika.

0
373

Dabley ku hubeysneyd bastoolado ayaa maanta Nabaddoon kale ku dishay Mudqdisho.

Nabaddoonkaa oo lagu magacaabi jiray Maxamed Tarabi ayaa maleeshiyadu gaar ahaan ku dishay Suuq Bacaad, degmada Yaaqshiid.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Nabaddoon Maxamed uu ku jiray odayaasha dhaqanka ee soo xulaya xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.

Dableydii dishay odayga ayaa ay usuurta gashay inay baxsato.

Dhawaan ayaa odayaal labo ah oo kale lagu dilay Muqdisho iyo Baardheere.

warsom2011@gmail.com

beccosalaam-banktabaarak