Gabadhan oo lagu magacaabo Ridwaan Aadan Cabdullaahi,waxey dhibaato kasoo gaartey dagaaladii sokeeye iyada oo 3 sano jir ah,Ridwaan hadda da’deedu waa 10 sano jir,waxey ka dhalatey Qoys sabool ah oo aan awood u laheyn in ay debeda u qaadaan,maadaama dalka gudihiisa waxba looga qaban waayey!.
HADABA Faadumo Xasan SHire oo ah hooyada dhashey gabadhaas yar waxey walaalaha,muslimiinta ah,madaxda dalka soomaaliya,hey’adaha samafalka ah iyo qof kasta oo alle wax u dhiibey,waxey ka codsaneysaa in ay gacan u fidiyaan,isla markaasna ku garab istaagaan sidii gabadha yar oo xanuun aad u darani hayo dalka debadiisa lagula soo daaweeyo,insha allaah.
Qofkii gacan ka geysanaya daaweynt gabadhaas yar waxay lasoo xiriiri kartaa hooyada dhashey gabadha xanuunsan Faadumo Xasan SHire oo laga helo TELL-NO +252818683050 magaalada Muqdisho.
ALLAHA AJAR IYO XASANAAD HAYDIN KASIIYO WIXII AAD HOR ILLAAHEY ULA BAXDAAN. AAMIIN AAMIIN AAMIIN.











