Amisom oo Kenya ka codsaneyso Q/M in ay la wareegto maal gelintooda iyo gacan ku heynta intaba.

0
544

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta
ayaa jooga Belgium halkaas oo uu shirar
kula leeyahay hoggaamiyeyaasha
Midowga Yurub.
Midowga Yurub ayaa ah shiriigga labaad
ee ugu weyn ee dhanka horumarinta
kasaacida Kenya asagoo kuxiga Baanka
Caalamka.
Midowga Yurub ayaa sidoo kale ah
meesha laabada ee badeecooyinka ugu
badan ee Kenya loo dhoofsho asagoo ku
xiga suuqa dalalka Afrika ee COMESA.
Kasokow inuu khudbad u jeedin doono
Midowga Yurub hoggaamiyeyaashiisa,
Madaxweyne Uhuru ayaa lagu wadaa
inuu la kulmo xog-hayaha guud ee QM
Ban-Ki-Moon.
Hadaba, waxaa lagu wadaa inuu ka
codsado QM inay la wareegto hawl galka
AMISOM ee gudaha Soomaaliya iyo
loo maal galin lahaa maadaama
Midowga Yurub uu jaray 20% war ash moi

uu ku bixin jiray hawlgalkaa.