War hadda na soo gaarey ayaa sheegaya in xeebta liido uu baabuur laga soo buuxiyey walxaha qarxa uu ku qarxey halka laga galo afaafka hore ee xeebta liido iyadoo la maqlayo codka ambalaasta dhaawaca qaada.
lama oga qasaaraha meesha ka dhacey maadaama ay tahey goor habeen ah dhaq dhaqaaqa magaaladuna uu xadidanyahey,waxaanse idiin balan qaadeynaa in aan wixii ku soo kordha aan idiin soo gudbin doono insha allaah.
Maahan qarax kii uGu horeeyey balse waxey muqdish ka yihiin kuwo la sugo oo dhegta loo taago goor uu dhacaba leyska fisho,mana jirto cid sheegatey wali qaraxan caawa ka dhacey xeebta Liido.





