Maleeshiyaad Kala taabacsan Maamulada Gal Mudug Iyo Puntland Oo Ku Dagaalamay Gaal Kacyo.

0
396

Waxa dagaal beeleed culus uu ka dhacay
maanta deegaano katirsan Magaalada
Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Wararka laga helayo Dagaalka waxa ay
sheegayaan in maleeshiyaadka dagaalamay ay
khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac ahba

Inta la xaqiijiyey seddex qof ayaa dhintay tiro
intaasi kabadana wey dhaawacmeen waxaana
warbaahinta la hadlay gudoomiyaha Gobolka
Mudug ee maamulka Galmudug Aweys Cali
Siciid.

Ilaa hadda lama sheegi karo waxa sababay in
dagaal beeleedkaasi dhex maro
maleeshiyaadka kala taabacsanaa
deegaanada Galmudug iyo Puntland.