Xisbiga midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Oo Soo Dhaweeyey Gudiga Doorashooyinka Ay Ansixiyeen Baarlamaanka Somaliaa.

0
430

Cali Max’ed Nuux Tima Jilic Oo Ah Kusimaha Darmaan Ahna Gudoomiye Ku Xigeenka XMJS Oo Howlo Shaqo Haatan U Jooga Magaalada Cadaado Ee Maamulka Galmudug Ayaa Soo Dhaweeyey Ansixinta Baarlamaanka Ay Ansixiyeen Gudiga Doorashooyinka Xurta Ah.