(Dhageyso)Xuseen Saalim Axmed:G/ Jaaliyada Yemen Oo Dowlada Ka Codsaday In Ay U Gurmadaan Qaxootiga Reer Yemen Ee Somalia.

0
487

(Halkan Ka Dhageyso Codka )

Qoysas reer Yeman ah oo qoxooti ah oo ka soo cararay dagaaladda ka socda Yeman ayaa todobaadkan markii ugu horaysay gaaray Muqdisho.

Jaaliyadda reer Yeman ee magaalada Muqdisho ayaa u gurmaday qaxootiga.

Gudoomiyaha Jaaliyadda Yeman ee Muqdisho Xuseen Saalim Axmed ayaa ka codsaday dawladda Soomaaliya iyo hay’adda UNHCR in ay u gurmadaan qoxootiga reer Yeman ee Soomaaliya yimid.