Xasan Sheikh Max’uud Maanta Oo Ka Qeyb Galay Xaflad Lagu Caleemo Saarayey Madaxweynaha Naigeria.

0
518

Xasan Sheikh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa intii ay munaasabadda socotey gacan qaadey Mudane Buhari, oo uu mar kale ugu hambalyeeyay guushii doorashada, isla markaana u rajeeyay inuu ilaahay u fududeeyo xilkan culus ee uu qabtey Wuxuuna Sidoo Kale Madaxweynaha,Uu saacadaha soo aadan Kulan la qaadan doona Madaxweynaha cusub ee Nigeria Mudane Mohammadu Buhari.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka mid noqday tiro ka mid ah Madaxda Wadamada Afrika Ee Haatan Ku Sugan Naigeria