Waxaa maanta Dib Xuriyadiisa U’helay Mr tima jilic

0
34

Gudoomiye cali maxamed nuux tima jilic Oo kamid ah Axsaabta kajirta wadanka somaliya ayaa manta oo tariiqdu tahay 10-3-2015 waxaa uu dib u helay xuriyadiisa kadib markii dowlada somaliya ee xerek sharci daro ah u geesatay Gudoomiyuhu lkn dadbadan ayaa is wediinaya waxa hada loosiidaaye mr tima jilic maadaama ey kolhore eedanbi ku sow ee desay dowladu pr Darmaan oo hada kamaqan gudaha dalka lkn war qoraal ah maanta ka sow baxay ayaa waxa uu ku cadeeyay in xeriga low geestay ali maxamed nuux tima jilc uu ahaa mid sharci daro ah islamarkaana uu ku xernaa amar shaqsi waa sida uu hadalka uu dhigay pr darmaan dhinaca kale waxaa uu can baareen dusha kala dhacay he adaha sirdoonka somaliya oo ku tilmaamay kuwa aan qibrat aan u laheen habka wax loobaaro hadaba siidesmada ali maxamed nuux tima jilic ayaa waxa ee ku sow aadesaa xilli lagu waaye wax danbi ah