Wariye Maxamuud Maxamed Daahir Carab Oo ahaa Agaasimihii Radio SKY FM & Wariye Maxamed Bashiir Xaashi Oo ahaa Madaxii Wararka Shabelle Ayaa Xabsiga Kujira Muda kabadan 5 bilood Ayagow Wali Helin Wax Cadaalad ah
Warar Qarsoodi ah Ayaa Sheegaya In Qarenadii Udoodaaye Wariye Maxamuud Carab & wariye Maxamed Bashiir Lasiiye Waxa ey Somalidu U Taqaan Laaluush Taa ayaa kaliftay In lawaayo Qarenkii U dodaaye Wariyashaani lkn Siyaasiyiin Badan ayaa dhaliilsan Xeriga Wariyaashaani
Idaacadaha skyfm & shabelle Ayaa wali Hawada kamaqan Wasiirkii Lalaalay mustaf Dhuxulow Ayaa Umuujinin Wax Dadaal ah Maadama Laheesto Dadkii Uu u ahaa Wasiirka Warfaafinta
Dhinaca kale Axsaabta Dalka Ayaa Siyaabo Kaladuwan U Canbaareyay Xeriga Sharci Darada aha ee low geestay maxamuud carab & maxamed bashiir
Dadka Heer Muqdisho Kaliya Waxa ey Ku Tixinaan Jireen Idaacadahaas Albaabada ey u laabeen Dowlada somaaliya





